Maxaa ka Qaldan Hanaanka loo maray Magacaabista Gudoomiyaha Bangiga Dhaxe ?

21April 2019 waxaa xarunta Bangiga Dhexe ka qabsoomay munaasabad si kooban loo soo agaasimey oo xil wareejin ah oo ay ka soo qaybgaleen xubno dhowr ah oo laga tilmaami karo Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle iyo Hanti Dhowrka Guud Maxamed Cali Afgooye. Munaasibad heerkii looga baahnaa ee maqaam Bangi dhexe oo qaran iyo … Continue reading Maxaa ka Qaldan Hanaanka loo maray Magacaabista Gudoomiyaha Bangiga Dhaxe ?